SIDEE Luuqad lagu Bartaa?!

Ka Bogo oo Maanta baro sida luuqad lagu barto !!!.
Raac Qodobadan hoose

1:-Samayso Deegaan.

Si aad u barato luuqad waxaad u baahan tahay deegaan Markaan ku keeyahay samayso deegaan macnaheedu ma tag Wadan laga hadlo luuqada baa , Tusaale Luuqada English ka ma Yurub tag baa ama America 🇺🇸 Jawaabtu waa maya balse adiga oo jooga Halka aad ku nooshahay aay samaysan karta Deegaan Sida Asxaab iyaguna raba inay bartaan luuqada aad rabo, Sida Whats app IWM

2:-Samee Dhagaysi Badan

Hadii aad Rabto Barashada luuqad Cusub Barshada Luuqad Cusub Badi Dhagaysigeed Sidoo kalena Dhagayso waxyaabaha aad jeceshahay ee markaas ay diyaariyeen dadka luuqadaa u dhashay Hana Ka caajisin Sababta oo Marka ugu horaysa Waxa iman doonta inay kaa hortimaado Caqab ah inaad fami waydo Lakin la kaalay Samarinka iyo Adkaysigeeda. FG: Dhagaysiyada aad dhaysataa ha lahaadaan Qoraalkoodii oo xaga hoose lagu soo qorayo taasi waxay kaa caawin fahanka

3:-Samee Akhris Badan

Iyadaa ay kawada war qabno Faa’iidooyinka Akhriska hadana Mar xaladan hada ah Waa Muhiim Sababta oo ah Wuxu kaa caawin doonaa Helida Erayo farabadan,fahmida Qoraalka luuqadaas iyo isku xidhkeeda Hadaba Akhri oo ku bilaw Akhriskaaga Buugaag fudud iyo nooca buugaagta aad jeceshahay oo ku Qoran luuqadaas aad baranayso

Laso Qaybta 2aad……

Leave a comment

Design a site like this with WordPress.com
Get started