Tag: dailyprompt
-
SIDEE Luuqad lagu Bartaa?!
Ka Bogo oo Maanta baro sida luuqad lagu barto !!!.Raac Qodobadan hoose 1:-Samayso Deegaan. Si aad u barato luuqad waxaad u baahan tahay deegaan Markaan ku keeyahay samayso deegaan macnaheedu ma tag Wadan laga hadlo luuqada baa , Tusaale Luuqada English ka ma Yurub tag baa ama America πΊπΈ Jawaabtu waa maya balse adiga oo…
